Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka oo u yeeray Ardaydii ku biirtay Ciidamada

HomeWararka

Taliyaha ciidamada Xoogga Dalka oo u yeeray Ardaydii ku biirtay Ciidamada

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed da,doo

Guddiga Tartan iyo Tacliin ayaa shaaciyey Isku Aadka Wareega labaad ee Barnaamijka (Daawo)
Kahortagga COVID-19 iyo Doorka Bulshada Rayidka (Taxanaha 4aad | dhegayso)
Qarax Goordhawayd ka dhacay Magaaladda Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed da,dooduna u dhaxeysa 18- sano-21 Sano.

Waxaana laga codsanayaa ama lagu wargelinayaa in ay yimaadaan Xerada Ciidanka Cirka Aviatoine Maalinta Sabtida Taariikhduna ku beegantahay 19 /10/2019 saacaduna tahay 7:00 Aroornimo ama hal Saac Subaxnimo

Waxaana laga doonayaa inay horay usoo qaataan Shahaadooyinkooda Waxbarashada iyo Dharka Sportiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: