Madaxweyne Mustafe Cagjar & Safiirka UK oo kulan ku yeeshay Jigjiga

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafe Cagjar & Safiirka UK oo kulan ku yeeshay Jigjiga

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Soomaali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay Danjiraha ingiriiska u f

THE MEANINGLESS CHANGE OF DR. ABIY, THE LOOMING DANGERS & WHAT SOMALI LEADERS SHOULD HEED
SAHANKA DALJIR & DDS iyo MAANEED | Waa Q10aad
Liyuu Booliska oo gacanta ku dhigay bastoolado laga keenay Somaliland

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Soomaali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay Danjiraha ingiriiska u fadhiya Itoobiya Dr. Alastair mcphail oo booqasho ku yimid deegaanka.

Safiirka ayaa Madaxweyne Mustafe Cagjar uu kala hadlay sida uu ula dhacsanyahay isbadalada siyaasadeed ee ka socda deegaanka iyo taageero ay siinayaan.

Safiirka ingiriiska u fadhiya Itoobiya Dr. Alastair mcphail ayaa si gaar ah u xusay in dawlada UK kala Shaqayn doonto deegaanka Soomalida arrimaha barakacayaasha ee Qoloji.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0