Madaxweyne Mustafe Cagjar & Safiirka UK oo kulan ku yeeshay Jigjiga

Madaxweyne Mustafe Cagjar & Safiirka UK oo kulan ku yeeshay Jigjiga

Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ee Soomaali State Mustafe Muxumed Cumar ayaa Maanta Xafiiskiisa waxaa uu ku qaabilay Danjiraha ingiriiska u fadhiya Itoobiya Dr. Alastair mcphail oo booqasho ku yimid deegaanka.

Safiirka ayaa Madaxweyne Mustafe Cagjar uu kala hadlay sida uu ula dhacsanyahay isbadalada siyaasadeed ee ka socda deegaanka iyo taageero ay siinayaan.

Safiirka ingiriiska u fadhiya Itoobiya Dr. Alastair mcphail ayaa si gaar ah u xusay in dawlada UK kala Shaqayn doonto deegaanka Soomalida arrimaha barakacayaasha ee Qoloji.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com