Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la dhameeyo khilaafka DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ku baaqay in la dhameeyo khilaafka DFS iyo Maamul gobaleedyada (Daawo)

Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta khudbad ka jeedinayey munaasada Kal-fadhiga 6aad

Maalgashiga Imaaraadku (UAE) ma “Dibiga Doollood dhegihiisu wax san way maqlaan indhihiisu se ma arkaan” miyaa?
Maxkamada Ciidamada oo xukun dil ah ku ridey dagaalame ka tirsanaa Daacish
Shirkadaha diyaaradaha Dalka oo ganaax la kulmaya haddii ay ka dib dhacaan waqtiga duulimaadka

Cabdi Xaashi Cabdullahi Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta khudbad ka jeedinayey munaasada Kal-fadhiga 6aad ee Baarlamaanka labada Aqal ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay inay xaliyeen khilaafka kala dhaxeeya Dowlad goboleedyada.

Guddoomiyaha Aqalka sare Waxaa uu goobta ka sheegay inay waajib tahay in khilaafkaas xal lag gaaro,kaa s oo sigaar ah ugu dhaxeeya Maamul goboleedyada puntland iyo jubbaland iyo Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: