Madaxweyna Deni oo  Kismaayo u ambabaxay

HomeWararka

Madaxweyna Deni oo Kismaayo u ambabaxay

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. diyaarad ka timid m

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
AMISOM oo dacwad looga furay maxkamad ku taal dalka Maraykanka
Ra’iisul wasaarha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii ganacsiga ee ka socday Turkiga

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka ambabaxay magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

diyaarad ka timid magaalada Kismaayo oo ah kuwa rakaabka qaada ayay wafdiga uu hogaaminayay madaxweynaha waxa ay ka raacay garoonka Bosaaso, waxayna sii mari doontaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Dhanka kale wafdigii wasiirada ahaa ee ka socday DFS ee ku sugnaa Bosaaso ayaa iyana goordhaw ka duuli doona garoonka Bosaaso.

Lama oga waxa uu ku soo dhamaaday kulankii xalay ilaa iyo saaka usocday madaxweynaha iyo wasiiradkii ka socday dowladda Soomaaliya.

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: