Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Burburka Qoyska iyo Mashaqada Ku Habsata Caruurta( dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Burburka Qoyska iyo Mashaqada Ku Habsata Caruurta( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Midowga Afrika oo Wadahadal ugu baaqay Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya
Ciidamo loo tababaray badbaada dadka badda kuhafta xeebaha Muqdisho (sawiro)
Dagaal geeri gaystay oo mar kale ka dhacay Ceel Afwayn, Sanaag

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa mas’uuliyada ubadka oo lagu dayaco Hooyada furiinka kadib.

Barnaamijka waxaa soo saaray Xasan Heykal,waxaana siwadajir ah u soo jeedinaya Saynab Cabdinuur Maxamed iyo Faadumo Degan Daahir.
halkan kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: