Dagaal geeri gaystay oo mar kale ka dhacay Ceel Afwayn, Sanaag

Dagaal geeri gaystay oo mar kale ka dhacay Ceel Afwayn, Sanaag

Dagaal gaystay khasaare kalle duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa mar kalle kasoo cusboonday deegaanka Ceel Afwayn ee galbeedka gobolka Sanaag.

Wararka ayaa sheegaya dagaalkan inuu la xiriiro dagaal beeleedyo horay u dhexmaray labada beelood ee diriraysa, waxaana inta la ogyahay ku geeriyootay sadex ruux, dhaawacyo ayaana sidoo kalle jira.

Maamulka Somaliland ayaa dhowaan heshiis dhex dhigay labada beelood, kadib markii ay halkaasi gaareen madaxda xisbiyada iyo madaxwayne kuxigeenka Somaliland, iyadoo ay muuqato mar kalle inuu dagaaalka dib u qarxay todobaadyo kadib.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com