Ciidamada Afgaanistaan oo qarax lagula beegsaday magaalada Jalalabaad (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamada Afgaanistaan oo qarax lagula beegsaday magaalada Jalalabaad (dhegayso)

Uguyaraan ilaa iyo 10 Askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afgaanistaan ayaa ku dhintay qaraxa miino loo googu aasay waddada dhinaceeda. weerarka ay

Sare ukac kuyimid Qiimaha khudaarta ee suuqa Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay qarixii lagu dilay Guddoomiyihii Magalada Marka
Madaxwayne Farmaajo oo dalka kusoo laabtay

Uguyaraan ilaa iyo 10 Askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afgaanistaan ayaa ku dhintay qaraxa miino loo googu aasay waddada dhinaceeda.

weerarka ayaa ka dhacay magaalada Jalalabaad,mana jirto ilaa iyo haayan cid sheegatay mas,uuliyada weerarkan.

ciidamada ayaa ku sii jeeday xarun lagu tababaro ciidamada oo ku taalay magaalada Jalalabaad.

Kooxda Daahcish ayaa dagaal kula jirta ciidamada dowladda Ciraaq iyo isbahaysiga uu hogaaminayo Maraykanka.
Dheagyso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: