Ciidamada Afgaanistaan oo qarax lagula beegsaday magaalada Jalalabaad (dhegayso)

Ciidamada Afgaanistaan oo qarax lagula beegsaday magaalada Jalalabaad (dhegayso)

Uguyaraan ilaa iyo 10 Askari oo ka tirsan ciidamada dalka Afgaanistaan ayaa ku dhintay qaraxa miino loo googu aasay waddada dhinaceeda.

weerarka ayaa ka dhacay magaalada Jalalabaad,mana jirto ilaa iyo haayan cid sheegatay mas,uuliyada weerarkan.

ciidamada ayaa ku sii jeeday xarun lagu tababaro ciidamada oo ku taalay magaalada Jalalabaad.

Kooxda Daahcish ayaa dagaal kula jirta ciidamada dowladda Ciraaq iyo isbahaysiga uu hogaaminayo Maraykanka.
Dheagyso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com