Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-77 Oktoobar 05, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka B

Maxaa looga hadlay KulanKa Golaha Xukuumadda Puntland?
Faah Faahin: Dagaal Bariga Gobalka Mudug ku Dhexmaray Reer Guura Puntland & Galmudug
Qarax lagu burburiyay Buundada degmada Buulo Burde

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr-77 Oktoobar 05, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo.

Wuxuu Xeeriyey

1. Waxaa L/X/Le Bashiir Cali Maxamed loo dalacsiiyey
derajada G/dhexe

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

========================================================

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-76 Oktoobar 05, 2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:- Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

1. Waxaa Gaashaanle Muumin Cabdi Shire loo dalacsiiyey
derajada G/Dhexe

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: