Xisbiga Himilo Qaran  oo dacwad ka dhan ah dowladda u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka (daawo)

HomeWararka

Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah dowladda u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka (daawo)

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay goor dhow xarunta Xisbiga ayaa sheega in dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay u gudbiyeen Maxkamadda sare oo ku saabsan tallaabadii dhowaan lagu xayiray Sheekh Shariif, xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo. Daawo.

In Ka Badan 10 Ruux oo Shuban-biyood Ugu Geeriyootey W/Gobolka Galgaduud (dhegayso)
Itoobiya oo ku dhawaaqday Saddex Kiis oo cusub oo Corona virus ah
Xildhibaanada Maamulka KGS: “Shariif Xasan wuu Marinhabaabiyey Shuruucdii Maamulka, waxa uuna Samaystay Xeerar Isaga u Gaar ah” (dhegayso)

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay goor dhow xarunta Xisbiga ayaa sheega in dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay u gudbiyeen Maxkamadda sare oo ku saabsan tallaabadii dhowaan lagu xayiray Sheekh Shariif, xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo.

Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: