Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah dowladda u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka (daawo)

Xisbiga Himilo Qaran  oo dacwad ka dhan ah dowladda u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka (daawo)

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan oo shir jaraa’id ku qabtay goor dhow xarunta Xisbiga ayaa sheega in dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay u gudbiyeen Maxkamadda sare oo ku saabsan tallaabadii dhowaan lagu xayiray Sheekh Shariif, xilli uu ku sii jeeday magaalada Kismaayo.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com