Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

HomeWararka

Axmed Madoobe “Hanaanka dayn cafinta Soomaaliya ma suurtageli doonto inta ay Villa Soomaaliya ay ku tumanayaan shirciga dalka”(dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya. Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu sidookale uu sheegay in hanaanka dayn cafintu uusan dhaqan galidoonin inta Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan shirciga dalka. Dhegayso.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay tageerada Dowlada Turkiga ee Jubbaland
KAMBAALA: Xirnaanshaha Xafiiska OPM ka ee bixinta Kaarka Qaxootiga oo saameyn dhaqaale ku yeeshay
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Jubalanad Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka dowladda iyo maamulkiisa, shirlii Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay iyo hanaanka dayn cafinta Soomaaliya.

Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu sidookale uu sheegay in hanaanka dayn cafintu uusan dhaqan galidoonin inta Madaxda Villa Soomaaliya joogta ay ku tumanayaan shirciga dalka.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: