Wasiirka Maaliyadda Puntland oo digniin u diray dad diidan banaynta dhulka dowladda.(Daawo)

HomeWararka

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo digniin u diray dad diidan banaynta dhulka dowladda.(Daawo)

Xili Puntland ay ka waddo Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland banaynta dhulka & guryaha dowladda ayaa waxaa jiraa dad ka soo horjeeda wareejinta hantida dowladda taas oo Puntland ay sheegtay in talaabo laga qaadayo. Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan shire oo Garoowe ka hadlayey ayaa digniin u diray shaqsiyaadkaas diidan awaamirta Dowladda. Hoos ka daawo.

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Rooble oo qaabilay Halgamaa Qalbi Dhagax
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Xili Puntland ay ka waddo Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland banaynta dhulka & guryaha dowladda ayaa waxaa jiraa dad ka soo horjeeda wareejinta hantida dowladda taas oo Puntland ay sheegtay in talaabo laga qaadayo.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan shire oo Garoowe ka hadlayey ayaa digniin u diray shaqsiyaadkaas diidan awaamirta Dowladda.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0