Wasiirka Maaliyadda Puntland oo digniin u diray dad diidan banaynta dhulka dowladda.(Daawo)

Xili Puntland ay ka waddo Magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland banaynta dhulka & guryaha dowladda ayaa waxaa jiraa dad ka soo horjeeda wareejinta hantida dowladda taas oo Puntland ay sheegtay in talaabo laga qaadayo.

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan shire oo Garoowe ka hadlayey ayaa digniin u diray shaqsiyaadkaas diidan awaamirta Dowladda.

Hoos ka daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com