RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

HomeWararka

RW khayre oo la kulmay Hogaamiyaasha Koonfur galbeed & Hiirshabeele

Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Ali Kheyre ayaa Xafiiskiisa Kulan kula Qaatay Madaxweynayasha Dowlad Goboleedyada Koonfur

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xariga ka jaray dhismo cusub (Sawiro)
Cabdiwali Muudeey” Waxba Iskama Badalin Mowshinka Beri ee Jawaari”
Wacal daray ah: Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho ka dhacay

Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Ali Kheyre ayaa Xafiiskiisa Kulan kula Qaatay Madaxweynayasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeele Waxaa Qeyb ka ahaa Kulanka Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Mudane Cabduqadir Shariif Shekhuna Maye.

Kulankan ayaa ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ahaa mid isxog-wareeysi iyo Soo dhaweyn Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada Koonfur-galbeed iyo Hir-shabeelle oo Maalmahaan ku sugnaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka.

Labadda Madaxweyne ayaa maalmihii ugu dambeeyay kulamo kala duwan ka waday Magaalada Muqdisho, waxaana ay la kulmaayeen Madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya , maamul goboleedyada iyo Beesha Caalamka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: