Wacal daray ah: Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho ka dhacay

Wacal daray ah: Qarax khasaare geeystay oo Muqdisho ka dhacay

Wararka deg deg ah ee ka imaanaya Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa sheegaya in qarax xoogan uu ka dhacay Nawaaxiga Wadada Maka Al Mukarama.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyeey waxyaabaha qarxa isla markaana uu saarna qof nafti halige ah.

khasaare ayaa la sheegay in uu ka dhashay Qaraxaas oo ka dhacay waddo mashquul baddan.

waxaa la rumaysanyahay in kooxo hubaysan ay galeen hoteelka maka almukarama,balse wali lama hayo warar sii fahfaahsan.

wixii kusoo kordha daljir kalasoco.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com