RW khayre oo xalay kormeeray Cisbitaalka Ciidanka Xogga dalka.(Daawo)

RW khayre oo xalay kormeeray Cisbitaalka Ciidanka Xogga dalka.(Daawo)

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku sameeyey Cisbitaalka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo daryeel caafimaad oo heer sare ah u sameeya Ciidanka ku dhaawacma Howl gallada Argagaxisada lagu baacsanayo. Maamulka Cisbitaalka Xoogga dalka ayuu Ra’iisul Wasaare khayre ka dhageystay Warbixino ku saabsan hannaanka uu u shaqeeyo Cisbitaalka Iyo qalabka ay Adeegsadaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com