Madaxweyne deni oo Casho sharaf u sameyeey ganacsatadi ka qayb gashay Shirka maalgashiga Puntland.(Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne deni oo Casho sharaf u sameyeey ganacsatadi ka qayb gashay Shirka maalgashiga Puntland.(Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni ayaa caawa casha sharaf u sameeyey ganacsatada kasoo qayb gashay shirka maalgashiga Puntl

Garaad Jaamac & Nairobi iyo Gaas & Cumar iyo talo soojeedintoodii oo aad loo dhaliilay
Dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida caarisay oo gabagabo maraysa (dhegayso)
Hoggaamiyaha Mucaradka Kenya oo ka hadlay Doorashadda Dhacday ee ku Celiska ahayd

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cadullaahi Deni ayaa caawa casha sharaf u sameeyey ganacsatada kasoo qayb gashay shirka maalgashiga Puntland ee maanta ka furmay casimadda Puntland ee Garoowe.

Casha sharafta oo loogu sameeyey qasriga Madaxtoyada dowaldda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya Mudane Veronique Lorenzo, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda Puntland, masuuliyiin ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya, Guddoomiyaha Runta Ganacsiga Puntland, Gudiga qaban-qaabada shirka Maalgashiga, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0