Hoggaamiyaha Mucaradka Kenya oo ka hadlay Doorashadda Dhacday ee ku Celiska ahayd

Hoggaamiyaha Mucaradka Kenya oo ka hadlay Doorashadda Dhacday ee ku Celiska ahayd

Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya oo si kulul uga jawaabay Natiijadii ka soo baxday doorashadii ka dhacday Kenya ee la sheegay in uu ku guuleestay Madaxweynaha Talada haaya ee Uhuru Kenyatta.

Raila Odinga ayaa sheegay in wixii ka dhacay Kenya aysan aheyn doorasho waxa uuna ku baaqay in dib loo qabto doorasho xalaal ah waxaana la filayaa in maanta warbaahinta la hadlaan Raila Odinga iyo Xisbigiisa.

Xisbiga Mucaaradka Kenya ayaa soo saaray War-Saxaafadeed ka kooban dhowr Page oo ay muhiimaddu aheyd in dib loo galo doorasho Madaxweyne oo cadaalad ah natiijada la shaaciyayna ay tahay mid qal qal lagu gilinayo Dalka waxaana sidoo kale War-Saxaafadeedka lagu sheegay in ay Maanta hadli doonaan Mucaaradka Kenya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com