Puntland oo ka hadashay wakhtiga uu furmayo shirka Maalgashiga Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo ka hadashay wakhtiga uu furmayo shirka Maalgashiga Puntland (dhegayso)

Maalinta beri ah yaa lagu wadaa inuu Magaalada Garoowe ka furmo Shirka Maalkashiga Puntland kaasoo markii ugu horaysey lagu qabanayo Puntland, waxaa

Maamulka Iskuulka barashada baabuurta iyo Shuruucda Wadooyinka ee badbaado Traffic
XULASHADA DALJIR | XAAWO AXMED MAXAMED | GAROWE 12-SEPTEMBER-2022
Dekadda Boosaaso oo laga Daahfuray Xafiiska Taya dhowrka Badeecadaha (dhegayso)

Maalinta beri ah yaa lagu wadaa inuu Magaalada Garoowe ka furmo Shirka Maalkashiga Puntland kaasoo markii ugu horaysey lagu qabanayo Puntland, waxaa soo qabab qaabisay Dalwada Puntlaand.

waxaana kasoo qayb gelidoona ganacsato iyo maal kashada yaal kala duwan.

Hadaba wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqancelinta Puntland, Cali Xasan Sabarey kana mida Gudiga qaban qaabada shurka ayaa Daljir uga warama muhiimada shirka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: