Puntland oo ka hadashay wakhtiga uu furmayo shirka Maalgashiga Puntland (dhegayso)

Puntland oo ka hadashay wakhtiga uu furmayo shirka Maalgashiga Puntland (dhegayso)

Maalinta beri ah yaa lagu wadaa inuu Magaalada Garoowe ka furmo Shirka Maalkashiga Puntland kaasoo markii ugu horaysey lagu qabanayo Puntland, waxaa soo qabab qaabisay Dalwada Puntlaand.

waxaana kasoo qayb gelidoona ganacsato iyo maal kashada yaal kala duwan.

Hadaba wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqancelinta Puntland, Cali Xasan Sabarey kana mida Gudiga qaban qaabada shurka ayaa Daljir uga warama muhiimada shirka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com