Taliska Booliska Puntland oo shaqo fariisin ku sameeyay qaar kamid ah haweenkii Booliska ku jiray (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Booliska Puntland oo shaqo fariisin ku sameeyay qaar kamid ah haweenkii Booliska ku jiray (dhegayso)

Taliska ciidamada Booliska Puntland ayaa mudooyinkii udambeeyaya waxa uu waday dadaalo lagu tayaynayo ciidamada Booliska,iyadoo qaar kamid ah ciidamad

Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay xaalada gobolka Tigray
GEDO: Ciidamada Amniga oo Howlgalo ka wada xaafadaha magaalada
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliska ciidamada Booliska Puntland ayaa mudooyinkii udambeeyaya waxa uu waday dadaalo lagu tayaynayo ciidamada Booliska,iyadoo qaar kamid ah ciidamada lagu xareeyay kuliyada tababarka ee Carmo si aqoontooda kor loogu qaado.

dhanka kale waxaa arintaasi daba socotay tirakoobka ciidamada Booliska Puntland iyadoo talisku uu ruqseeyay intabadan haweenka ciidamada Booliska kamid ahaa si loo dhimo tirada ciidamada .

Hadab maxytahay sababta loo ruqseeyay haweenkaasi ? saameen intee laeg ayay noloshooda ku yeelatay ? waxaan ka waraysanay mid kamid ah haweenka Booliska kamid ah oo naga codsatay in magaceeda aan qarino.

wariye Xasan Heykal uga warantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: