Taliska Booliska Puntland oo shaqo fariisin ku sameeyay qaar kamid ah haweenkii Booliska ku jiray (dhegayso)

Taliska Booliska Puntland oo shaqo fariisin ku sameeyay qaar kamid ah haweenkii Booliska ku jiray (dhegayso)

Taliska ciidamada Booliska Puntland ayaa mudooyinkii udambeeyaya waxa uu waday dadaalo lagu tayaynayo ciidamada Booliska,iyadoo qaar kamid ah ciidamada lagu xareeyay kuliyada tababarka ee Carmo si aqoontooda kor loogu qaado.

dhanka kale waxaa arintaasi daba socotay tirakoobka ciidamada Booliska Puntland iyadoo talisku uu ruqseeyay intabadan haweenka ciidamada Booliska kamid ahaa si loo dhimo tirada ciidamada .

Hadab maxytahay sababta loo ruqseeyay haweenkaasi ? saameen intee laeg ayay noloshooda ku yeelatay ? waxaan ka waraysanay mid kamid ah haweenka Booliska kamid ah oo naga codsatay in magaceeda aan qarino.

wariye Xasan Heykal uga warantay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com