Dad ku dhintay Weraar ka dhacay Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Dad ku dhintay Weraar ka dhacay Galmudug (dhegayso)

Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay miyiga galbeedka gobolka Mudug halka uu ku dhaawacmay wadihii gaariga , kaasi oo l

XAALADDA ABAARTA EE DEEGAANADA HOOS YIMAADA DEGMADA BURTINLE (Warbixin)
Aadan Nuur Qaal, Taliyaha Qaybta iyo Dilalka Gaalkacyo: “AlShabaabkii Baraxley bay Galeen kuwo Kale waa Qabanay ama waa Qabanaynaa”
Madaxweyne lagu doortay dhawaan Axmed baasto oo kala dhexgalay shacab dagalamay (dhegayso)

Inta la xaqiijiyay ilaa Saddex qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay miyiga galbeedka gobolka Mudug halka uu ku dhaawacmay wadihii gaariga , kaasi oo la rumeysan yahay inuu ahaa mid ku saleysan aano qabiil.

Weerarkan oo ahaa mid jid gal ah ayaa waxaa lagu qaaday Gaari marayay Galbeedka gobolka Mudug kuna sii jeeday degmada Galdogob,waxaana dadka ku dhintay mid ka mid aheyd ahayd haweeney.

Hadaba Cali Diiriye oo kamuda waxkaradka G, Mudug ayaa Radio daljir uga waramay siday wax u dheceen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: