Siyaasi Madaxda Puntland ugu baaqay in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Puntland (dhegayso|daawo)

HomeWararka

Siyaasi Madaxda Puntland ugu baaqay in dib u eegis lagu sameeyo dastuurka Puntland (dhegayso|daawo)

Siyaasi Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Xiligan loo bahanyahay in wax ka badal lagu sameeyo Dastuurka

Maxkamadda Hargeysa oo Sadex Sano Xabsi ah ku Riday Abwaanad Nimco Qorane (dhegayso)
Cumaan oo Suldaan cusub yeelatay
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Siyaasi Cawad Cabdiraxmaan Xirsi, oo waraysi gaar ah siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in Xiligan loo bahanyahay in wax ka badal lagu sameeyo Dastuurka dowladda Puntland,isago ku sababeyeey inay jiraan caqabado soo laalabtay oo sababay khilaaf.

Sido kale Siyaasi Cawad ayaa sheegay in Hay’addaha dowladda Puntland laftirkooda khilaafka soo kala dhexgala uu noqday mid soo noq noqday,wuxuuna kula taliyeey Madaxda Puntland in dib loo eegis lagu sameeyo dastuurka dowladda Puntland.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0