Barnaamijkii  dhir beerista ee ahaa Guri iyo Geed iyo guulihii ay ka gaareen Dhalinyarada gobolka Mudug  (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijkii dhir beerista ee ahaa Guri iyo Geed iyo guulihii ay ka gaareen Dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Dhainyarada ifiinta gobolka Mudug ayaa ku guulaystay in magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle, Garac,Jariiban iyo Xarfo in ay ku beeraan Dhir farabadan tan iyo mudadii ay howsha bilaabeen. Hadab maxaa ka hirgalay mashruucaasi? yaa ka caawiyay dhalinyarada? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan waydiinay Guddoomiyaha dhalinayarada Iftiinta gobolka Mudug Cabdirisaaq Axmed Xirsi. wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

Iran oo digniin adag u dirtay boqortooyada Sacuudiga Iran oo digniin adag u dirtay boqortooyada Sacuudiga
Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo gaaraya 200 askari
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Dhainyarada ifiinta gobolka Mudug ayaa ku guulaystay in magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle, Garac,Jariiban iyo Xarfo in ay ku beeraan Dhir farabadan tan iyo mudadii ay howsha bilaabeen.

Hadab maxaa ka hirgalay mashruucaasi? yaa ka caawiyay dhalinyarada? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan waydiinay Guddoomiyaha dhalinayarada Iftiinta gobolka Mudug Cabdirisaaq Axmed Xirsi.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: