Site icon Radio Daljir

Barnaamijkii dhir beerista ee ahaa Guri iyo Geed iyo guulihii ay ka gaareen Dhalinyarada gobolka Mudug (dhegayso)

Dhainyarada ifiinta gobolka Mudug ayaa ku guulaystay in magaalooyinka Gaalkacyo, Burtinle, Garac,Jariiban iyo Xarfo in ay ku beeraan Dhir farabadan tan iyo mudadii ay howsha bilaabeen.

Hadab maxaa ka hirgalay mashruucaasi? yaa ka caawiyay dhalinyarada? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan waydiinay Guddoomiyaha dhalinayarada Iftiinta gobolka Mudug Cabdirisaaq Axmed Xirsi.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

Exit mobile version