Wasaarada arimaha gudaha Puntland oo degmada Taleex u dhisaysa gole deegaan (dhegayso)

HomeWararka

Wasaarada arimaha gudaha Puntland oo degmada Taleex u dhisaysa gole deegaan (dhegayso)

iyadoo dhawaan ay sheegtay dowladda Puntland in sanadkan gudihiisa qaar kamid ah degmooyinka deegaanada Puntland xildhibaanada golaha deegaanka lagu

Dowladdaha Somaaliya iyo Turkiga oo Heshiis Kala Saxiixday (Akhri)
Maxaa looga hadlayaa Kulanka maanta ee Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashi hore ? (dhegayso)
Guddoomiye Yarisow oo daah-furay hab casri ah oo loo adeegsan doono aruurinta qidmadaha gaadiidka dadweynaha

iyadoo dhawaan ay sheegtay dowladda Puntland in sanadkan gudihiisa qaar kamid ah degmooyinka deegaanada Puntland xildhibaanada golaha deegaanka lagu soo dooran doono doorasho qof iyo cod ah ayaa dhanka kale waxaa talaabadaasi bar bar socday dhismayaasha gole yaasha deegaanka ee degmooyinka aan lahan gole deegaan.

hadaba degmada Taleex ayaa kamid ah degmooyinka loo dhisayo golaha deegaanka lagana hirgalinayo mashaariic horumarineed.

qaar kamid ah odayaasha degmada oo kulan la qaatay mamaulka iyo Agaasimaha wasaarada ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo dhiso golihii deegaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: