Wasaarada arimaha gudaha Puntland oo degmada Taleex u dhisaysa gole deegaan (dhegayso)

HomeWararka

Wasaarada arimaha gudaha Puntland oo degmada Taleex u dhisaysa gole deegaan (dhegayso)

iyadoo dhawaan ay sheegtay dowladda Puntland in sanadkan gudihiisa qaar kamid ah degmooyinka deegaanada Puntland xildhibaanada golaha deegaanka lagu

Iimaamu Dahabi Qardho oo Dhallaanka Ku Baraarujinaya Quraanka (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Madaxweyne Deni oo xilkii ka xayuubshay Muxyadin Gacamey, Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland

iyadoo dhawaan ay sheegtay dowladda Puntland in sanadkan gudihiisa qaar kamid ah degmooyinka deegaanada Puntland xildhibaanada golaha deegaanka lagu soo dooran doono doorasho qof iyo cod ah ayaa dhanka kale waxaa talaabadaasi bar bar socday dhismayaasha gole yaasha deegaanka ee degmooyinka aan lahan gole deegaan.

hadaba degmada Taleex ayaa kamid ah degmooyinka loo dhisayo golaha deegaanka lagana hirgalinayo mashaariic horumarineed.

qaar kamid ah odayaasha degmada oo kulan la qaatay mamaulka iyo Agaasimaha wasaarada ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo dhiso golihii deegaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: