Madaxweyne Ruuxaani oo baaq udiray   Doanld Trump (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Ruuxaani oo baaq udiray Doanld Trump (dhegayso)

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa dowladda Maraykanka ugu baaqay in ay qaado dhamaan cunaqabataynta sharci darada ah ee dalkiisa saaran ka hor inta aysan wax wadahadal ah. waxa uu codsaday in ixtiraam loo muujiyo jiritaanka wadankiisa. Dhegayso.

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
(DHEGAYSO) Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya ee Asmara iyo booqashada Khayre (FALAN QAYN)
Madaxweyne Xaaf oo ku gacansayray baaqii Madaxweyne Farmaajo (Warsaxafadeed)

Madaxweynaha dalka Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa dowladda Maraykanka ugu baaqay in ay qaado dhamaan cunaqabataynta sharci darada ah ee dalkiisa saaran ka hor inta aysan wax wadahadal ah.

waxa uu codsaday in ixtiraam loo muujiyo jiritaanka wadankiisa.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: