Kurdiyiinta Suuriya oo isga baxday deeganka Al-raas ee xadka Suuriya iyo Turkiga udhexeeya (dhegayso)

Kurdiyiinta Suuriya oo isga baxday deeganka Al-raas ee xadka Suuriya iyo Turkiga udhexeeya (dhegayso)

Kadib heshiis labo geesood ah oo ay kala saxiixdeen maleyshiyada Kurdiyiinta waqooyiga Suuriya iyo dowladda maraykanka ayay kooxdan kurdiyiinta ah waxa ay isaga baxeen oo ay faarujiyeen deegaano ay kamid yihiin Al-raas, Alcayn iyo Talabyaad.

talaabadan ayaa timd kadib markii ay Maraykanka iyo Turkiga ay ku heshiiyeen howlgalada ka socda gobolka Idlib ee Suuriya.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com