Tababar ku saabsanaa wacyigalinta Suxufiyiinta ee Arimaha Xuquuqul Aadanaha oo Bosaaso lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso)

HomeWararka

Tababar ku saabsanaa wacyigalinta Suxufiyiinta ee Arimaha Xuquuqul Aadanaha oo Bosaaso lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso)

Tababar ku saabsanaa wacyi galinta Suxufiyiinta ee arimaha xuquuqul aadanaha oo socday mudo saddax maalmood ah ayaa maanta waxaa lagu soo gaba gabeey

Maxay kawada hadleen Wasiirka Gaashaandhigga & Safiirka Maraykanka ee dalka Soomaaliya ?
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Tababar ku saabsanaa wacyi galinta Suxufiyiinta ee arimaha xuquuqul aadanaha oo socday mudo saddax maalmood ah ayaa maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Bosaaso.
Tababarkan ayaa waxaa iska kaashanayay Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo Xafiiska Xuquulul aadanaha ee Puntland.

Suxufiyiinta Tababarka loo soo xiray ayaa gaarayay ilaa iyo 20 wariye oo isgu jiray wiilal iyo gabdho.

Hadab markii uu tababarku soo xirmay ayaa Radio Daljir waxa uu waraystay wariye yaashii loo qabtay Tababarka waxa ay ka faa,iidaysteen mudadii uu socday.
Dhegayso.


Sawiro.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: