Tababar ku saabsanaa wacyigalinta Suxufiyiinta ee Arimaha Xuquuqul Aadanaha oo Bosaaso lagu soo gaba gabeeyay (dhegayso)

Tababar ku saabsanaa wacyi galinta Suxufiyiinta ee arimaha xuquuqul aadanaha oo socday mudo saddax maalmood ah ayaa maanta waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Bosaaso.
Tababarkan ayaa waxaa iska kaashanayay Ururka Suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo Xafiiska Xuquulul aadanaha ee Puntland.

Suxufiyiinta Tababarka loo soo xiray ayaa gaarayay ilaa iyo 20 wariye oo isgu jiray wiilal iyo gabdho.

Hadab markii uu tababarku soo xirmay ayaa Radio Daljir waxa uu waraystay wariye yaashii loo qabtay Tababarka waxa ay ka faa,iidaysteen mudadii uu socday.
Dhegayso.


Sawiro.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com