Korneyl Qolombi oo ka hadlay hadal micno daro ah oo ka soo yeeray Hogaamiye tani (dhegayso)

HomeWararka

Korneyl Qolombi oo ka hadlay hadal micno daro ah oo ka soo yeeray Hogaamiye tani (dhegayso)

Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi, oo kamid ahaan jirey ciidamadii dawlada somaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal shalay kasee yeedhay Taliyaha guud ee Ciidanka Soomalilad kuna aadanaa Ciidamo hore uga mid ahaa Somaliland balse usoo digorogtey dhinaca Puntland. Wariye Jaamac Cabdiraxmaan ayuu u waramay.

Ukraine iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiiska ah dhoofinta qamadiga
AMISOM oo laga dalbaday in ay la socoto dhaqdhaqaaqyada Ciidanka dowladda
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi, oo kamid ahaan jirey ciidamadii dawlada somaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal shalay kasee yeedhay Taliyaha guud ee Ciidanka Soomalilad kuna aadanaa Ciidamo hore uga mid ahaa Somaliland balse usoo digorogtey dhinaca Puntland.

Wariye Jaamac Cabdiraxmaan ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0