Site icon Radio Daljir

Korneyl Qolombi oo ka hadlay hadal micno daro ah oo ka soo yeeray Hogaamiye tani (dhegayso)

Maxamuud Cabdi Cumar Qaloombi, oo kamid ahaan jirey ciidamadii dawlada somaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay hadal shalay kasee yeedhay Taliyaha guud ee Ciidanka Soomalilad kuna aadanaa Ciidamo hore uga mid ahaa Somaliland balse usoo digorogtey dhinaca Puntland.

Wariye Jaamac Cabdiraxmaan ayuu u waramay.

Exit mobile version