Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay

HomeWararka

Ahlusunna oo xukun ku riday rag kufsi geeystay

Ururka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah. Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa

Madaxweynaha Puntland oo Khudbad u Jeediyey Ardayda Jaamacadda Maakhir Badhan (dhageyso/sawirro)
Wasiiro Katirsan Puntland iyo Galmudug oo Galkacyo Kulan Kuyeeshay (dhegaysi+sawirro)
Wasaarada Arimaha Gudaha DFS: “Waxaan ugu baaqaynaa dhinacyada ay Doorashada quseyso in loo diyaar garoowo doorasho waafaqsan heshiiskii 17 Sebt 2020”

Ururka Ahlusunna ayaa Magaalada Dhuusamareeb Fakaaro ku yaalla ku jeedalay labo ruux oo loo heystay fal kufsi ah.

Xubnaha Garsoorka Ahlusunna ayaa ka Aqriyay Xukunka Rag Dhalinyaro ah oo loo Xiray Kufsi Guriceel ka dhacey Dhowr bilood kohor waxaana Markaa kadib Dadka hortooda la Keenay Maxaabiista oo ay Jeedleen Xubno Booliska Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa saaka dadweynaha Magaalada ku wargalisay in ay yimaadaan barxadda magaalada si ay u daawaddaan xukunka lagu ridaayo labadda ruux ee loo heystay kufsi ka dhacay Guriceel.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: