Galmudug oo walaac xoogan ka muujisay odayaashii Dhuusamareeb ku soo laabtay ee la soo kulmay Shabaab (dhegayso)

HomeWararka

Galmudug oo walaac xoogan ka muujisay odayaashii Dhuusamareeb ku soo laabtay ee la soo kulmay Shabaab (dhegayso)

Kulankii golaha wasiirada ee dowladd goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay amniga deegaanadaas, dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaabi iyo howla

Rooble oo u hambalyeeyay Xasan Sheekh
Shirka tala-bixinta & dib u dhiska guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo ka furmay Muqdisho
Tacsi Qaran ah oo Gaalkacyo loogu sameyeey AUN Guddoomiyihi gobalka Mudug Marxuum axmed Muuse Nuur (Daawo)

Kulankii golaha wasiirada ee dowladd goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay amniga deegaanadaas, dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaabi iyo howlaha dib uheshiisiinta Galmudug oo walaac xoogan ay ka muujiyeen golaha wasiirada.

golaha ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb aan looga baahnayn in dowladda ay keento ciidamo AMISOM ah.

waxa ay sheegeen wasiirada in ay ka digayaan khatarta ka imaan karta odayaal dhaqameedkii looga yeeray Al-shabaab lana soo xambaarsiiyay fakarka Shabaab iyaga oo sheegay in Odayaashu qeyb ka noqon karaan dadka fidin kara aragtida Alshabaab oo doonaya in ay dad ku dhex yeeshaan maamulka cusub ee dhismaya.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: