Sidee ayay Baran ku yimaadeen saraakiishii ka soo goosatay maamulka Soomaaliland (dhegayso)

Sidee ayay Baran ku yimaadeen saraakiishii ka soo goosatay maamulka Soomaaliland (dhegayso)

Saraakiishii ka soogootay maamulka Soomaaliland ee isku soo dhiibay shalay dowladda Puntland ayaa madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni waxa ay uga mahad celiyeen kaalintii uu ka qaatay in ay yimaadaan dhanka Puntland ee gobolka Sanaag

waxa ay sheegeen in laga bilaabo maanta in ay utaagan yihiin difaaca dalkooda iyo dadkooda.

soo dhawaynta saraakiishan ayaa waxaa ka qayb qaatay Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jamaca Dabaraani iyo xubno katirsan baarlamaanka Puntland.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com