Galmudug oo walaac xoogan ka muujisay odayaashii Dhuusamareeb ku soo laabtay ee la soo kulmay Shabaab (dhegayso)

Kulankii golaha wasiirada ee dowladd goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay amniga deegaanadaas, dagaalka ka dhanka kooxda Al-shabaabi iyo howlaha dib uheshiisiinta Galmudug oo walaac xoogan ay ka muujiyeen golaha wasiirada.

golaha ayaa sheegay in magaalada Dhuusamareeb aan looga baahnayn in dowladda ay keento ciidamo AMISOM ah.

waxa ay sheegeen wasiirada in ay ka digayaan khatarta ka imaan karta odayaal dhaqameedkii looga yeeray Al-shabaab lana soo xambaarsiiyay fakarka Shabaab iyaga oo sheegay in Odayaashu qeyb ka noqon karaan dadka fidin kara aragtida Alshabaab oo doonaya in ay dad ku dhex yeeshaan maamulka cusub ee dhismaya.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com