Waraysi: Sidee ayay u dhacday doorashadii Cabdirashiid Xiddig ee garabka mucaaradka Kismaayo (dhegayso)?

HomeWararka

Waraysi: Sidee ayay u dhacday doorashadii Cabdirashiid Xiddig ee garabka mucaaradka Kismaayo (dhegayso)?

66 Xildhibaan oo ah garabka isbadal doonka Jubaland ee ka soo hor jeeda maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay madaxweyne ugu d

Muxuu Salka ku Hayaa Mooshinka Muqdisho ka Socda yaa se ka Dambeeya?
Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo kahortimid musharraxnimada Mukhtaar Rooboow Abu-Mansuur
Saynab Cilmi ‘Shamhaad’ oo Hambalyo u dirtay Golaha Cusub ee Wasiirada

66 Xildhibaan oo ah garabka isbadal doonka Jubaland ee ka soo hor jeeda maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay madaxweyne ugu doorteen Cabadirashiid Xidig .

Musharaxiintii la tartamayay Cabdirashiid Xidig ayaa intooda badan u tanaasulay.

Xildhibaan Cabdilaahi Diini Xasan oo kamid ahaa Golaha isbadal doonka ah ee maanta ku doortay Kismaayo madaxweyne Cabdirashiid Xidig ayaa radio Daljir waxa uu uga warbixiyay sida ay doorashada udhacday

waxa uu uwaramay wariye Xasan Heykal isagoo jooga hoolka doorashada ee Kismaayo.

Dhegayso.

Sawiro.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: