RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

RW Abiy Ahmed oo hambalyo u diray dhamaan muslimiinta

Ra'isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa muslimiinta wadanka la wadaagay hambalyada ciida Aladaxa oo Axada berri ah loo dabaaldagayo. Abiy Axmad yaa s

Booliska DDS oo xiray dhammaan goobihii jaadka iyo makhaayadaha
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Itoobiya (Waraysi)
QEYBTA 2aad EE XUBINTII BARASHADA AFKA SOOMAALIDA

Ra’isulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed yaa muslimiinta wadanka la wadaagay hambalyada ciida Aladaxa oo Axada berri ah loo dabaaldagayo. Abiy Axmad yaa sheegay in midnimadu tahay xalka dhibatooyinka ka jira wadanka.

Ra’isulwasaaraha ayaa sheegay in wadajirka laga doorbido qaybsanaanta iyo colaada. Abiy Axmad yaa sheegay in dawladu ka shaqaynayso mideynta Muslimiinta Itoobiya madaama ay lagama maarman u tahay wadajirka dalka.

dhinaa kale Ra’isulwasaaraha Ayaa ka codsaday muslimiinta inla caawiyo bulshada saboolka ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: