Wacaal Darey ah: Golaha badbaadinta Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Golaha badbaadinta Jubaland oo magacaabay guddiga doorashada

Golaha lamagac baxay Badbaadinta Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee maamulka Jubaland. magacaabis

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa kormeeray xafiisyo cusub oo loo sameeyey guddiyada baarlamaanka
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Muqdisho (dhegayso)
Caaqil Siciid Shanlayste: ‘”Isimada waxaan leeyahay nin walba yuusun nin reerkiisa ah jeebka ku qaadan

Golaha lamagac baxay Badbaadinta Jubaland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee maamulka Jubaland.

magacaabista guddigan ayaa ku soo beegmaysa xili uu shaqaynayo guddigii uu magacaabay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

xiisada siyaasadeed ee ka taagan jbaland ayaa aad cirka isgu shareertay,waxaan madaxweyne Axmed Madoobe lagu dhaliilay in guddiga uu magacaabay ay yihiin kuwo dhankiisa ujan jeera.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: