Haweeney rabtey  in  ay ismiidaamiso oo  Baardheere lagu toogtay

HomeWararka

Haweeney rabtey in ay ismiidaamiso oo Baardheere lagu toogtay

Ciidamada ammaanka Baardheere ayaa maanta toogasho ku diley Haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga Booliska degmada Baardhere. Haweeneyda ayaa

Wasiir Jubbaland ka tirsan oo isku casilay baxsashada wasiir Janan
Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay guddiga doorashooyinka Jubbaland
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamada ammaanka Baardheere ayaa maanta toogasho ku diley Haweeney rabtey inay isku qarxiso saldhiga Booliska degmada Baardhere.

Haweeneyda ayaa xilligaasi waxay ka soo degtay Baabuur Caasi ah oo ka yimid magaalada Baydhabo,waxayna bambo ku tuurtey ciidanka ilaalada ahaa ee ku sugnaa afaafka hore, waxaana halkaasi ku dhaawacmey ilaa 2 askari.

Baaritaanno meydkeeda lagu sameeyey ayaa waxaa laga soo saaray walxaha qarxa iyo Lambar sireedkeeda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: