Maleeshiyo beleed qabsaday kaam Kuyaala Gaalkacyo oo dib looga saaray (dhegayso)

HomeWararka

Maleeshiyo beleed qabsaday kaam Kuyaala Gaalkacyo oo dib looga saaray (dhegayso)

Kaamka wadajir waxaa loodhisay dadka taagta daran ee ay abaarti ka dhacday Puntland cayraysay, kaas oo kuyaala Galbeedka Magaalada Gaalkacyo iyado in

Dad xalay lagu dilay Qaybo kamid ah Degmada Jariiban iyo maamulka oo ka hadlay. (dhegayso)
Madaxweyne Deni “Gabadha Soomaaliyeed marka taariikhda dib loo fiiriyo marna bulshada ay ku dhexjireen kama aysan hoosayn”(Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kaamka wadajir waxaa loodhisay dadka taagta daran ee ay abaarti ka dhacday Puntland cayraysay, kaas oo kuyaala Galbeedka Magaalada Gaalkacyo iyado in mudo ah ay gacanta Ku hayey maleeyshiyo beeleed Ayaa waxaa wadahaddal dheer ka dib suurta gashay in gacanta maamulka Gobalka Mudug ay u soo galo Kaamkaas.

Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Puntland Axmed muuse Nuuryare oo Daljir waraysi siyeey ayaa ka hadlay maleeshiyadkaas iyo qaabka degaanka looga saaray,Wariye Hodan sulub diini oo ku sugan xarunta daljir ee Garoowe ayuu khadka taleefanka ugu waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: