Xagee ayuu marayaa mashruucii balaarinta dhismaha waddada bartamaha ee Bosaaso? (dhegayso )

HomeWararka

Xagee ayuu marayaa mashruucii balaarinta dhismaha waddada bartamaha ee Bosaaso? (dhegayso )

Guddiga dhimaha waddada bartamaha ee magaalada Bosaaso ayaa sheegay in shaqadii dhismaha waddada Bosaaso ay meel wanaagsan marayso, dhawaan la saari d

Faysal Rooble oo weli ku sugan Dowlad Deegaanka booqdeyna Qabribayax
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Guddiga dhimaha waddada bartamaha ee magaalada Bosaaso ayaa sheegay in shaqadii dhismaha waddada Bosaaso ay meel wanaagsan marayso, dhawaan la saari doono laami casri ah.

waxa ay sheegay in dowladda ay ka heshiiyeen lacagtii 150 kun ahayd ee ay dowladda Soomaaliya ku deeqday waddada taas oo keentay in xubno katirsan guddiga xabsiga loo taxaabo.

Hadaba halka ay wax marayaan iyo xiliga la soo gaba gabaynayo shaqada waddadan waxaan ka waraysanay guddoomiyaha guddiga dhimaha waddada Bosaaso Sheekh Maxamed Macalin.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: