Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamusayeey 1-da ogoosto (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay ciyaar kubadda cagta ah oo lagu maamusayeey 1-da ogoosto (Daawo)

Madaxweyne Deni ayaa galabta ka qeybgalay Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu soo dhoweeynayo 1August maalintii la’asaasay Puntland, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu dhaggax dhigay dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe, kaasoo laga dhigi doono Garoon cagaaran oo heer caalami ah.

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Maamulka Gobalka Nugaal oo ka jawaabay Hadal Kaso yeeray Somaliland (dhegayso)
Qaban qaabada Aaska Marxuum Eng Abshir Muuse Siciid oo Qardho laga dareemayo (dhegayso)

Madaxweyne Deni ayaa galabta ka qeybgalay Ciyaar Kubadda Cagta ah oo lagu soo dhoweeynayo 1August maalintii la’asaasay Puntland, sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu dhaggax dhigay dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe, kaasoo laga dhigi doono Garoon cagaaran oo heer caalami ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: