Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 18aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 18aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo. Hoos ka dhegayso Hoos ka daawo.

TARTAN & TACLIIN: Dugsiga Sare ee Sh. Cabdullaahi Ibraahim, Ufeyn oo kaalinta 3aad ku guulaystay (dhegayso)
fariin caafimaad bulshada iyo  saamaynta safmareenka Covid 19
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 5aad)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo.

Hoos ka dhegayso

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: