TARTAN & TACLIIN: Dugsiga Sare ee Sh. Cabdullaahi Ibraahim, Ufeyn oo kaalinta 3aad ku guulaystay (dhegayso)

TARTAN & TACLIIN: Dugsiga Sare ee Sh. Cabdullaahi Ibraahim, Ufeyn oo kaalinta 3aad ku guulaystay (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay maalgaliso shirkada Somtel waxaa xalay kaalinta saddexaad ku tartamay dugsiyada sare ee Shiikh Daahir Xasan Cagaaran iyo  Shiikh Cabdullahi Ibraahim Ufeyn, waxaana ay halkaas guushu ku raacday Sh. Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn.

Horyaalka TARTAN & TACLIIN waxaa isugu soo haray labada dugsi sare ee Eyl Sare iyo Maxamed Cawaale Liibaan Bossaso. Jadwalka horyaalka iyo meeshan lagu qaban doono ayaa guddigu sheegay in la shaacin doono bacdal Ciid.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo waliba Radio Daljir oo aad baahinta habeen walba kala socotaan.

Hoos ka dhegayso kaalinta saddexaad ee Tartan & Tacliin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com