Iiraan oo sheegtay inay qabatay markab shisheeye ah

HomeWararka

Iiraan oo sheegtay inay qabatay markab shisheeye ah

Iiraan ayaa sheegtay inay qabatay markab shidaal oo ay la socdaan 12 shaqaalle ah, kaasi oo tahriibinayay shidaal. Telfishinka dowladda ayaa laga s

Tirada dadka Kenyaanka ah ee soo food saartay abaarta oo kor u dhaaftay 4 milyan
Ciidamo ka Amar qaata Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo Gudaha u galay Caawa Xarunta Daljir Boosaaso
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Iiraan ayaa sheegtay inay qabatay markab shidaal oo ay la socdaan 12 shaqaalle ah, kaasi oo tahriibinayay shidaal.

Telfishinka dowladda ayaa laga soo xigtay howlgalka inay fuliyeen ciidamada kacaanka ilaalada ee Iiraan, iyagoo sheegay in lasoo qabtay in markabka lasoo qabtay uu rarnaa hal milyan oo litre oo shidaal ah.

Wali lama xaqiijin dalka uu ka yimid inuu yahay Imaaratka Carabta iyo inkalle.

Iiraaniyiinta ayaa sheegay inay usoo jiideen markabka dhankooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: